Welcome – Soo dhowow

Hello – Is ka warran

Good morning. – Subax wanaagsan

Good afternoon. – Galab wanaagsan

Good evening. – Fiid wanaagsan

Good night. – Habeen wanaagsan

Goodbye – Nabadeey / Nabadgelyo

Good luck. – Guul ayaan kuu rajaynayaa

Cheers/Good health! – Guul/caafimaad wanaagsan

Have a nice day. – Maalin wanaagsan

I understand. – Waan fahmay

I don’t understand. – Maan fahmin

I don’t know. – Ma aqaan

Please speak more slowly. – Tartiib u hadal!

Please say that again. – Fadlan ku celi

Please write it down. – Fadlan qor

Do you speak English? – Ingriis miyaad ku hadashaa?

Excuse me. – Iga raali ahow

How much is this? – Iska waran?

Sorry – Waan ka xumahay

Please – Fadlan


Copyright © CCJK Technologies Co., Ltd. 2000-2017. All rights reserved.
TOP